Daawo:Xildhibaano Ka Tirsan Galmudug Oo Hor Istaag Lagu Sameeyay Xarun Ay Ku Shiri Lahaayeen

xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Galmudug uu hor istaagay kala fadhigii ay yeelan lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug, Waxaayna sheegeen in kulanka Baarlamaanka looga hadli lahaa sidii xilka looga qaadi lahaa gudoomiyaha Baarlamaanka maamulka Galmudug Cali Gacal Casir, madaxwaynah, iyo kuxigeenka

Waxaay sidoo kale sheegeen in doonayaan in ay la xisaabtamaan madaxda maamulka Galmudug.Duraan ayaa sheegay in kulanka Baarlamaanka ay hor istaageen ciidamo uu watay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.