Xildhibaanno ka qeyb galay dhallinyaro la barayo xirfado ay ku shaqeystaan

Guddoomiyaha Degmada Kaaran,Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu furayey shaqa abuur ay xarunta dhiira gelinta Haweenka oo garab ka helaya Maamulka Degmada Kaaran u sameysay ku dhawaad 50 dhalinyarro oo labarayo farsamada gacanta.
Guddoomiyaha Xarunta Dhiira gelinta Haweenka Drs Fartuun Axmed Cumar iyo Guddoomiyaha Ururka Haweenka Degmada Kaaran Suldaano Axmed Maxamed  ayaa ka hadlay ahmiyada ay lee dahay in la dhiira galiyo haweenka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.