Gudiga Nabadeenta Caabudwaaq oo kawarbixiyay Howlihii Nabada iyo Abaarta, eedayna usoojeediyey ururo qaswadayaal ah

Gudiga Nabadeenta  ee Magaalada Caabudwaaq oo kawarbixiyay Howlihii Nabada ee ay ka qabteen Magaalada Caabudwaaq Iyo Heerka Abaarta ee Deegaanada Waqooyiga Gobalka Galgaduud , gudigaan ayaa intii mudo ah kashaqeynaayey sidii beelihii wax kala gaareen heshiis loo kala dhex dhigi lahaa wayna kuguuleysteen.

Xaalada abaaraha mar ay kahadleen ayeey sheegeen in loo baahan yahay gurmad dag dag ah oo dal iyo dibad ah madaama buslahada soo food saartey xaalad qalafsan waxay kaloo sheegeen inay jiran ururo lacag aruursi ah oo sheganaya inay nabada kashaqeeyaan lakiin dhibatada dadka kashaqeeya.
Hoos kadaawo warbixintii wariye ayaanle Cabdulaahi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.