Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2016

Tartan Quraanka Kariimka oo lagu soo dhaweeynayo Ramadanka oo lagu qabtay Qardho

3rd June 2016 admin 0

Waxaa magaalda qardho lagu qabtey tartanka quraanka oo lagu xusaayo bisha Ramaadaanka waxaana tartankaan soo qaban qaabiyey madarasada Imaamu dahabi oo lagu barto culuunta islaamka […]

Dhaawacyo ka Badan 50 Ruux Oo la Geeyey Cusbitaalka Madiino ee Muqdisho

2nd June 2016 admin 1

Waxaa isi soo tarayaa qasaaraha uu gaystey weerarkii Alshabab Ku qaadeen Hoteelka ambassador ee Muqdisho waxaana Jira qasaare isugu Jira dhimasho,dhaawac iyo hanti burburtey oo […]

Khudbada madaxweynihii hore dowlada ku meel gaarka ah ee somaliya sh Shariif sh Axmed uu ka jeediy

2nd June 2016 admin 1

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliyeed oo ka Qaybgalay aaskii Xildhibaanadii

2nd June 2016 admin 1

Qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed oo qayb galay aaskii Xildhibaanadii ku dhintay Hotelka Ambassador ee Muqdisho ayaa tacsi tiiranyo leh udiray shacaka soomaliyeed iyo […]

Nairobi= Munaasibad Lagu Taageerayay Madaxwaynaha Maamulka Galgaduud Sare

2nd June 2016 admin 0

Waxaa mgaalda Nairobi kadhacday xafladii lagu taageerayey maamulka Galgaduud Sarre iyadoo xafladaas kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada xafladaas ayaa waxaa ka hadlay siyaasiyiin,xildhibaano,waxgarad,ganacsato,dhalinyaro […]

Dhallinyarada Doolow oo howlo dayactir ka billaabay magaaladaas

2nd June 2016 admin 0

Dhalinyarada degmada Doolow ayaa hawl iskaa wax uqabso kabilaabay beerta xoriyada oo ah bartaha degmada Doolow, ururka dhalinta ayaa bilaabey dayactir ay kusameeynayaan dhismaha beerta […]

No Image

Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo oo Soo Gaaray Kismaayo

2nd June 2016 admin 0

Gudoomiye kuxigeenka gobolka gedo Shiiq Maxamed Yuusuf Al-qaadi iyo wafti kala duwan oo lasocday ayaa soo gaarey magaalada Kismaayo asagoo kasoo kicitimey Baardheere waxaana si […]

amsom

Jabuuti Oo La Wareegtay Hogaanka Ciidanka Midawga Amisom ee Soomaaliya

2nd June 2016 admin 0

Khasaarihii Ka Dhashay Weerarkii Hotel Ambasadoor Ee Magaalada Muqdisho oo Lashaaciyey

2nd June 2016 admin 0

Qasaarahii kadhashey hotelka ambassador ayaa sii badanaya kuwaas oo isugu Jira dhimasho,dhaawac iyo hanti burburtay , ciidamada amaanka ayaa manta ku guuleystey inay soo afjaraan […]

DAAWO: Dowladda Kenya oo ka hadashay dilka Sheekh Dulyadeyn

2nd June 2016 admin 0

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda oo cambaareeyay weerarka hotelka Muqdisho ku yaalla

2nd June 2016 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa cambaareeyey weerarka argagixiso ee galabta lagu qaaday hotelka Ambassador, kaasoo ay waxyeelo ka soo gaartay […]

xasan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay weerarka hotelka Ambassador

2nd June 2016 admin 0

(Villa Somalia) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in shacabka iyo dowladda aanay marna ka daali doonin dagaalka lagula jirao argagixisada. […]

Wasiirka warfaafinta: Dowladda waa ay ka hortagtay weerarka argagixisada

2nd June 2016 admin 0

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa cambaareysay weerarkii xalay lagu qaaday hotelka Ambasador ee magaalada Muqdisho kaasoo socday saacado dhowr ah. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda […]

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarkii Muqdisho iyo xaaladda oo deggan

2nd June 2016 admin 0

Wararkii ugu dambeeyay ee hotelka la weeraray ayaa sheegaya in xalay iyo illaa saaka laga maqlayay rasaas ka dhex dhacaysa hotelka Ambassador, waxaana xiran wadada […]

Xafladii Galgaduud Sarre oo Lagusoo dhaweynaayey Madaxwaynaha iyo wafuuda Kalaba toos Usocota Nairobi

1st June 2016 admin 0

Waxaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya sitoos uga socota xafladii waynayd ee lagu soo dhaweynaayey laguna taageerayey madaxwaynaha Galgaduud Sarre Xasan Maxamed saciid (Gacaliye) iyo […]

Posts pagination

« 1 … 23 24 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes