Nairobi= Munaasibad Lagu Taageerayay Madaxwaynaha Maamulka Galgaduud Sare

Waxaa mgaalda Nairobi kadhacday xafladii lagu taageerayey maamulka Galgaduud Sarre iyadoo xafladaas kaqayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada xafladaas ayaa waxaa ka hadlay siyaasiyiin,xildhibaano,waxgarad,ganacsato,dhalinyaro iyo haween dhamaantoodna waxaay kula dardaarmeen Maamulka iyo Madaxwaynaha Galgaduud Sarre inay horumar gaarsiiyaan deegaanada ay kataliyaan.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.