Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliyeed oo ka Qaybgalay aaskii Xildhibaanadii

Qaar kamida xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed oo qayb galay aaskii Xildhibaanadii ku dhintay Hotelka Ambassador ee Muqdisho ayaa tacsi tiiranyo leh udiray shacaka soomaliyeed iyo eheladii ay kabaxeen labada marxuuna ilaahay uga baryeen in janadii fardowso geeyo dambigoodana dhaafo.
Hoos kadaawo
xil

xildhi

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.