Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2016

Madaxweynaha Xasan Shiiq oo magacaabay guddiga doorashooyinka

30th June 2016 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xeer uu soo saaray ku magacaabey duddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal oo dib u habeyn kooban lagu sameeyay xubnihiisa. […]

jim

MAXAMED Cabdi Afeey iyo General Gabre(oday -dhaqameedyada Beesha Lixaad). By C/laahi Jimcaale

30th June 2016 admin 0

MAXAMED Cabdi Afeey iyo General Gabre(oday -dhaqameedyada Beesha Lixaad). Waxaanu lahayn dhaqan suuban hadaynu nahay Soomaali,dhisme bulshadeed keenu wuxuu ahaa beelo reerguuraa ah oo xoolo […]

shabab

Qarax Lala Beegsaday Bas Marayay Deegaanka Lafoole Oo Lagu Dilay 18 Qof

30th June 2016 admin 0

Daawo : Dib u dhiska lagu wado Isbitaalka Baardheere oo meel wanaagsan maraya

30th June 2016 admin 0

Waxaa meel wanaagsan maraya dib u dhiska lagu wado isbitaalka guud ee Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo oo ay hirgalineyso hay’ad sucuudiyaan ah. Isbitaalka oo […]

Degdeg: Laba Qarax oo ka dhacay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

30th June 2016 admin 0

Waxaa goordhaw ay qaraxyo ka dhaceen qeybo kamid ah magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. Qaraxyada oo ilaa iyo hadda ah ilaa laba qarax ayaa ka […]

ciyaar

Howlo lagu balaarinayo garoonka kubadda cagta magaalaad Buuhoodle ayna iska kaashanayaan

30th June 2016 admin 0
ramadan

ARDAYDII KA QAYB GALSHAY TARTANKA QURAAN AKHRISKA OO QARDHO LAGUSOO DHOWEEYEY

30th June 2016 admin 0

WARIYAYAASHA OO KA HADLAY XARIGA WARIYE MUKHTAAR NUUR ITOOBIYA

30th June 2016 admin 0
dil

DADWEYNAHA GAALKACAYO OO WALAAC KA MUUJIYEY DILAL SOO NOQNOQDA

30th June 2016 admin 0

Shacabka Gaalkacyo ayaa walaac ka muujinaya dilalka joogtada ah oo kusoo noqnoqanaya 10 qof kabadan ayaa aya lagu dilay bilihii lasoo dhaafey shacabka ayaa aad […]

Dawlada Federaalka ee Soomaaliya oo Qorshe Cusub Yeelatay

30th June 2016 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya , guddoomiyaha Barlamaanka iyo Ra’iisul wasaaraha, ayaa magaalada Muqdisho uga qeyb-galay munaasabad lagu soo bandhigayey qorshaha dowladda ee saddexda […]

Somalia Oo Beenisay In La Ansixiyay Xeer Isu Ogolaanaya Guurka Dadka Isku Jinsiga ah

30th June 2016 admin 0

Ugaas Maxamed Ugaas Cumar oo Kismaayo Lagu Soo dhaweeyey

29th June 2016 admin 0

Waxaa maanta Magaalaga kismaayo si diiran loogu soo dhaweeyey Ugaas Maxamed Ugaas Cumar oo kasoo kicitimay Gobolka Gedo waxaa ku waheliyey odayaal iyo waxgarad kasoo […]

isbitaal

Kaalmo Caafimaad oo Lagu Wareejiyay Maamulka Jubbaland

29th June 2016 admin 0

Baardheere:Tobabar kusaabsan Sidii Mashaariicda dib udhiska Degmada Baardheere

29th June 2016 admin 0

Tababar ku saabsan sida looga faa,ideysan karo Mashaariicda dib u dhiska iyo Balaarinta Degmada Baardheere oo ka soconaya Xarunta Degmada ayaa waxaa qayb galay qaybaha […]

No Image

Ganacsade Cabdi Xoosh oo kahadlay Sharciga Haweenka soomaliyeed Iyo Wadaada

29th June 2016 admin 0

Magaalada Muqdisho waxaa shir jaraa’id ku qabtay hay’adda culimada Soomaaliyeed kaas oo ay uga hadlaysay aragtidooda ku aadan siyaasadda qaran ee jinsiga ee ay xukuumadda […]

Posts navigation

1 2 … 25 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2023 | WordPress Theme by MH Themes