Degdeg: Laba Qarax oo ka dhacay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Waxaa goordhaw ay qaraxyo ka dhaceen qeybo kamid ah magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.

Qaraxyada oo ilaa iyo hadda ah ilaa laba qarax ayaa ka dhacay koonfurta magaalada gaar ahaan agagaarka xerada ciidamada ee kutaala duleedka koonfureed ee degmada oo lagu magacaabo baraxow.

Isgaarsiinta degmada ayaa lajaray taasi oo sii adkeysay helitaanka faafaahino intaasi ka badan.

Gedo Times ayaa idiin balanqaadeysa in ay idiin soo gudbiso xogaha faafaahsan ee LA xiriira qaraxyadani ka dhacay Degmada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.