Ugaas Maxamed Ugaas Cumar oo Kismaayo Lagu Soo dhaweeyey

Waxaa maanta Magaalaga kismaayo si diiran loogu soo dhaweeyey Ugaas Maxamed Ugaas Cumar oo kasoo kicitimay Gobolka Gedo waxaa ku waheliyey odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda gobolka gedo, xildhibaanadii,suldaamadii iyo wax garadkii soo dhaweeyey ayaa sheegey inay farxad wayn u tahay shacabka Jubbaland inaad ugaas noo timid, Ugaas maxamed ayaa aad uGu mahad celiyey qaybihii kala duwanaa ee soo dhaweeyey.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.