Baardheere:Tobabar kusaabsan Sidii Mashaariicda dib udhiska Degmada Baardheere

Tababar ku saabsan sida looga faa,ideysan karo Mashaariicda dib u dhiska iyo Balaarinta Degmada Baardheere oo ka soconaya Xarunta Degmada ayaa waxaa qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada iyo maamulka degmada baardheere. Bulshadii ka qayb qaadatey tobabarkaan ayaa soo dhaweeyey sheegeyna inay ku faraxsan yihiin wax badana ka faa’idaysteen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.