Ganacsade Cabdi Xoosh oo kahadlay Sharciga Haweenka soomaliyeed Iyo Wadaada

Magaalada Muqdisho waxaa shir jaraa’id ku qabtay hay’adda culimada Soomaaliyeed kaas oo ay uga hadlaysay aragtidooda ku aadan siyaasadda qaran ee jinsiga ee ay xukuumadda Soomaaliya meel marisay bishii hore. Culimada ayaa qabta fikrado ka duwan qodobo badan oo ku jiray arrintaas hadab arintaas ayaa waxaa ka hadlay Ganacsade Cabdi xoosh Ashkir.
Hoos kadhageyso

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.