Caabudwaaq:Waxbarashada gabdhaha Oo wax badan Laga Qabtey Horumarna lagaarsiiyey Video+masawiro

Waxbarshada gabdhaha ayaa heer sarre gaarey Dagmada Caabudwaaq waxaana usabab ah gabdhaha iyo waalidkooda oo fahmay mahiimada ay leedahay waxbarshada, waxaa caado u ah gabdhaha aysan wax baran oo mahiimada wiilasha laiiyo waxaa degmada Caabudwaaq kajira gudi gabdho ah oo ardayada aan iska bixin garin lacagta iskuulada ayaku kabixiya taasina waxay sahashey in kor u kacdo waxabarshada gabdhaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.