DADWEYNAHA GAALKACAYO OO WALAAC KA MUUJIYEY DILAL SOO NOQNOQDA

dil

Shacabka Gaalkacyo ayaa walaac ka muujinaya dilalka joogtada ah oo kusoo noqnoqanaya 10 qof kabadan ayaa aya lagu dilay bilihii lasoo dhaafey shacabka ayaa aad uwalawalsan iyadoo laamaha amaankuna ilaa iyo hada waxba qaban dadkaas ladilay ayaa ahaa kuwa uGu muhiimsan gobolka Mudug ee Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.