Dhallinyarada Doolow oo howlo dayactir ka billaabay magaaladaas

Dhalinyarada degmada Doolow ayaa hawl iskaa wax uqabso kabilaabay beerta xoriyada oo ah bartaha degmada Doolow, ururka dhalinta ayaa bilaabey dayactir ay kusameeynayaan dhismaha beerta ayakoo ku beeraya geedo waxayna ka codsadeen in gacan laga siiyo.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.