Xafladii Galgaduud Sarre oo Lagusoo dhaweynaayey Madaxwaynaha iyo wafuuda Kalaba toos Usocota Nairobi

Waxaa magaalada Nairobi ee wadanka Kenya sitoos uga socota xafladii waynayd ee lagu soo dhaweynaayey laguna taageerayey madaxwaynaha Galgaduud Sarre Xasan Maxamed saciid (Gacaliye) iyo waftigii uu hogaaminaayey waxaana xafladaas kasoo qayb galay shacabka kunool Nairobi.
Fiiro: waxaan idiin soo gudbinaynaa Mar dhaw samiro iyo video ee wararkeena dambe kala socoda

galagadud

13330495_1077907995600011_2082942918_n

13336160_1077908802266597_134359632_n (1)

13342403_1077909215599889_2028717011_n

13348730_1077906268933517_1095907439_n

13348980_1077915965599214_987240579_n

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.