Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Gedo oo Soo Gaaray Kismaayo

Gudoomiye kuxigeenka gobolka gedo Shiiq Maxamed Yuusuf Al-qaadi iyo wafti kala duwan oo lasocday ayaa soo gaarey magaalada Kismaayo asagoo kasoo kicitimey Baardheere waxaana si waanagsan loo soo dhaweeyey garoonka Magaalada Kismaayo, Al-qaadi ayaa sheegey inuu safirkiisu ku saabsanaa hawl shaqo oo uyimid sida amaanka.
Hoos Kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.