Khasaarihii Ka Dhashay Weerarkii Hotel Ambasadoor Ee Magaalada Muqdisho oo Lashaaciyey

Qasaarahii kadhashey hotelka ambassador ayaa sii badanaya kuwaas oo isugu Jira dhimasho,dhaawac iyo hanti burburtay , ciidamada amaanka ayaa manta ku guuleystey inay soo afjaraan weerarkii alshabaab ku qaadey Hotelka ambassador.

Waxaa ku dhintay 20 qof ilaa 70 dhaawac  dhimashada waxaa kamid labo xildhibaan  C/llahai Jaamac Kabawayne iyo Maxamuud Maxamed Guure ,   qasaaraha uGu wayn wuxuu gaarey dad shacab ah oo ka ardhawaa Hotelka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.