Tartan Quraanka Kariimka oo lagu soo dhaweeynayo Ramadanka oo lagu qabtay Qardho

Waxaa magaalda qardho lagu qabtey tartanka quraanka oo lagu xusaayo bisha Ramaadaanka waxaana tartankaan soo qaban qaabiyey madarasada Imaamu dahabi oo lagu barto culuunta islaamka waana xafladii 10naad oo ay soo qaban qaabisey Madarsada Dahabi. waxaana lagudoonsiiyey ardayda iyo waalidiinta shaaado sharaf.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.