Dhaawacyo ka Badan 50 Ruux Oo la Geeyey Cusbitaalka Madiino ee Muqdisho

Waxaa isi soo tarayaa qasaaraha uu gaystey weerarkii Alshabab Ku qaadeen Hoteelka ambassador ee Muqdisho waxaana Jira qasaare isugu Jira dhimasho,dhaawac iyo hanti burburtey oo xoog leh dadkii kudhintey weerarkaas oo ay kamid yihiin xildhibaano baa la aasey walian qaar ayaa dhiman .
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.