Daawo: Aargada Kismaayo oo Dhismo lagu Bilaabey iyo Naqshadeyn

kismayo

Waxaa lasoo gabagabeeye taalada aargada kismaayo taasoo lagu sharaxay naqshado qurxoon oo ka turjumaya Kismaayo waa nabad iyo masawirka Madaxwyanah Jubbaland Axmed Madoobe, waxana dhismahaan qayb wayn kaqaatey dhaliyarada Kismaayo si ay usoo celiso bilicdii magaalda Kismaayo.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.