Madaxweyne Farmaajo oo Lagu Casuumay Shir Ka Dhacaya Magaalada New York
Dowladda Qatar ayaa ku casuuntay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo shir gaar ah oo bishan ka dhacaya magaalada New York ee dalka Mareykanka. […]