Daawo:Tacsi Loo diray Shacabkii Alshabab Ku Xasuuqay Baladxaawo

deeq

Magaalada Baladxaawo ee Gobolka Gedo ayaa saaka waxaa weerar kusoo qaaday kooxda Argagixisada ah ee Alshabab waxayna halkaas ka gaysteen qasaaro nafeed iyo mid hantiyeed, Aqoon yahay Cabdi Maxamed “deeq Faandhe” ayaa Caambaareyey Weerarkii foosha xumaa ee Alshabab ka geysteen magalada Baladxaawo waxuuna Tacsi tiirayo leh udiray Dadkii halkaas kudhintay in ilaahay janadii fardowsa geeye kuwii dhawaacmayna Caafimaad dag daga siiyo.
Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.