Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Ayaa Kulan La Qaatey Safeer Ku Xigeenka Ingiriinka

camey

Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlad goboleedka Puntland Eng. Cabdixajiin Xaaji Cabdullahi Cumar Camey ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefti uu hogaaminayo safiir ku-xigeenka safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya Miss. Mary Shockledge.

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa sheegay kulanka kaddib inay ka wada hadleen arrimo ay ka mid ahaayeen Ammaanka, Nabad gelyada, doorashada Puntland iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.