Qarax Gaari oo Goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-mukarama

Qarax Gaari ayaa Goor Dhow ka dhacay Wadada Mashquulka badan ee Maka Al-mukarama gaar ahaan  ka soo horjeedka Maqaayad lagu Magacaabo Xadra-mindi oo ku dhagan Hotelka Weheliye Ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaan ayaa ahaa Gaari la dhigay Wadada-waxaana ka dhahay Dhimasho iyo Dhaawac soo gaaray Dadkii Goobta ku sugnaa. waxayna indhahaygu qabteen mar aan tagay goobtu qaruxu ka dhacay afar qof oo meyd ah.

Gaadiidka Gurmadka Deg Dega ah ayaa Goobta tagay si ay u Daabulaan Dadka ay Waxyeeladu gaartay iyo ciidamada dawlada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.