Wararka Maanta
Qarax Xun oo ka dhacay Magaalada baydho”Sawiro”
Wararka ka imaanaya Magaaladda Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee Maamulka koonfur Galbeed Soomaliya ayaa ku waramaya in qarax ismiidaamin ah in uu ka dhacay […]
Garoowe Oo Laga Dhagax Dhigay Bangiga Dhexe Ee Somaaliya Laantisa Puntaland
Magaalada Garoowe ayaa waxaa laga dhagax dhigay laan ay bandhiga dhexe Soomaliya ku yeelanayso Magalada Garoowe, Gudoomiyaha Badhiga Puntland Cabdi Ismaaciil bos aya ka hadlay […]
Daawo:Kulan Looga Hadlaayey Sidii Xeebaha Maamulka Jubaland Looga Ilaalin Lahaa Kaluumeysiga Sharci Darrada ah aya kismaayo kadhacay
Kulan Looga Hadlaayey Sidii Xeebaha Maamulka Jubaland Looga Ilaalin Lahaa Kaluumeysiga Sharci Darrada Ah , Burcad Badeedda Soomaalida Iyo In Sun Ama Qashin Lagu Daadiyo […]
deg:deg qasaare ka dhashay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Duleedka berbera
wararka ka imaanayo Deeganka Geel La Kor oo u dhexeeyo Degmooyinka Sheekh iyo Berbera ee uu maamulka Somaliland ka arimiyo ayaa waxa ay kusoo waramaayaan […]
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo maalinta Sabtida ka doodaya go’aanka Xukuumadda ee Qalbi Dhagax.
Gudiyada Joogtada ah ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ku go’aamiyeen dib u bilaabista kulamada baarlamaanka kadib markii loo […]
Daawo:Ra’isulwasaaraha oo Bankiga Adduunka kala Hadlay Horumarinta Dhaqaalaha Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta la kulmay wafdi ka socday Bankiga adduunka oo hoggaaminayso haweeneyda ururkaasi u qaabilsan dalalka […]
Maqaal:Aan iska ilaalino Dulaalada Qaylinaaaya Qarankana duminaaya W/Q CAbdulaziz da’uud farah
Siba si Ayey Soo dhaantay Nin walboo xil noosoo Qabtayna Meel Ayuu noogu Qoranyaha taariiqduna waa xusaysaa Howl iyo Hagar daamo wada socon mahayaan mid […]
Daawo:Xarun Lagu xanaaneyo agoonta oo laga dhagax Dhigay Kismaayo Sida Uu Kusoo waramayo Wariye Saabir
Magaalada Kismaayo ahna Xarunta ku meel Gaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa laga dhagax dhigay xarun lagu xanaaneeyo Caruurta Agoonta ah . Hoos kadaawo […]
Daawo:Ganacsato Reer Puntland ah oo laga Masaafuriyey Imaaradka Carabta ayaa Baaq udiray Dowlada Soomaliya
Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari ayaa waxaa soo gaaray ganacsatao Reer Puntland ah oo laga soo masaafuriyey dalka Imaardka Carabta laga qaatay Sharciyadoodii waxayna […]
Daawo:Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa soo dhoweeyay Go’aanka Golaha Wasiirrada Soomaaliya ee ku aadan C/kariin Qalbi Dhagax
Qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa soo dhaweeyay go’aankii Xukuumadda Federaalka ah ee shalay, kuwaasi oo tilmaamay in Xukuumadda ay ku saxantahay go’aanka […]
Daawo:Xildhibaan C/laahi Goodax Barre ayaa soo dhoweeyay Go’aanka Golaha Wasiirrada Soomaaliya ee ku aadan C/kariin Qalbi Dhagax
Qaar ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka ayaa soo dhaweeyay go’aankii Xukuumadda Federaalka ah ee shalay, kuwaasi oo tilmaamay in Xukuumadda ay ku saxantahay go’aanka […]
Golaha Wasiirada oo ansixiyay Heshiiska isu celinta maxaabiista ee Soomaaliya iyo India
Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga […]