Wararka Maanta
“SAWIRRO”Maxaabiis laga soo dejiyay Muqdisho
Magaalada Muqdisho waxaa laga soo dajiyay maxaabiis laga keenay dalka Libya, kuwaasi oo ay soo daysay dowladda Federalka Soomaaliya. Maxaabiistaan ayaa tiradooda waxa ay gaareysaa […]
Maxaabiis Libya laga keenay oo maanta Muqdisho laga soo dajinayo
Saacadaha soo socda ee maanta, ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho laga soo dajiyo maxaabiis laga keenay dalka Libya, kuwaasi oo ay soo daysay dowladda […]
Kenya oo Ganacsatadda qaadka dalkeeda u ogolaatay inay la xaajoodaan Somaliland
Ganacsatada iyo Beeraleyda Qaadka dalka Kenya ayaa shaaciyay in ay heleen Ogolaansho ku aadan in ganacsigooda ay kala hadlikaraan maamulka Somaliland, sidoo kalena ay qaad […]
Maamulka Isbitaalka Jaziira oo kawarbixiyay dad ku Sumoobay Hilib kaluun oo la soo gaarsiiyay.
Faafaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa dad ku Sumoobay Hilib Kaluun oo ay Cuneyn oo la dhigay qaar ka mid ah Isbitaalada Magaalada muqdisho. […]
Xoghayaha Horumarinta ingiriiska oo Kubaaqday in Macluul laga Badbaadiyo Maalaayiin Soomaali ah.
Xog Chayaha Horumarinta Caalamiga ah ee Ingriiska Penny Mordaunt ayaa u sheegtay Deeq bixiye yaasha in ka sokoow in la weeciyay Macluusha Sanadkii tagay, Abaaru […]
Howlgalka AMISOM oo ka digay Weero dhabo gal ah.
Weeradda al-shabab ay ku qadayaan ciidamadda Midowfa Africa iyo kuwa Dowladda faderalka ah ee Soomaliya ayaa ka sii dari kara Iyadoo Ciidamadu ay isku dayayaan […]
Ku dhawaad 50 ruux oo ku sumoobay Kaluun ay cuneen oo la dhigay qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho.
Wararka naga soo gaaraayo qaar ka mid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay sumoobeyn dad ku dhow 50 ruux oo Cunay Kaluun Sumeysan […]
Baro Maleeshiyaadka Axmed madoobe ee shacabka Jubaland Dilka,dhac,boob,masaafurinta ugu Gaysta Kismaayo
Dulmiga iyo dilka qorsheysan ee lagu hayo shacabka Kismayo waa mid loo maro been xalalsiga dhiigooda iyo hantidooda koox isku xiran kana timid dhulka fog […]
Daawo: dood adag oo ku saabsan NUSOJ oo dhexmartay wariye Magan iyo wariye maxamed muuse
Barnaamijka arimaha bulshada ee kabaxa Telefishinka STN ayaa waxaa todobaadkani lagu faaqiday doorka nusoj ee warbaahinta dalka iyo qaabka ay umatalaan waxaana doodaas dadkii ka […]
Tacsi: Bahda Gedo Times oo tacsi ka diraya geerida kutimid Maxamuud Xareed Cilmooge oo Muqdisho ku geeriyooday.
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday alaha u naxariistee aabaha wariyaha VOA ee Nairobi khadar maxamuud xareed. Aabe maxamuud […]
Daawo:Dhalinyarada Soomaaliyeed oo loogu baaqay in ay kacaan ayna isa saaraaan mas’uuliyad.
Dalkasta waxaa Dhisa dadkiisa gaar ahaan dhalinyarada dhalinta soomaliyeed waxaa saran waa jibaad oo kamid yihiin inay dalkooda dib dhiskiisa Iyo horumarintiisa qayb ka qaataan […]
Daawo:Siyaasi Salaad Cali Jeele ayaa sheegay Imaaraadka carabta Xiriirka loo jaro
Siyaasi salad Cali Jeele oo kamid ahaa Xildhibaanada Hore ee dowlada federaalka Soomaliya ayaa waxuu sheegay in Imaaradka ku xad gudbay Xornimada ummada Soomaliyeed loona […]