Daawo:Siyaasi Salaad Cali Jeele ayaa sheegay Imaaraadka carabta Xiriirka loo jaro

Siyaasi salad Cali Jeele oo kamid ahaa Xildhibaanada Hore ee dowlada federaalka Soomaliya ayaa waxuu sheegay in Imaaradka ku xad gudbay Xornimada ummada Soomaliyeed loona baahan yahay dowlada Soomaliya inay xariirka u Jarto sabab ah mudooyinkii dambe Imaaradka waxay fowdaynayeen Dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.