Daawo:Dhalinyarada Soomaaliyeed oo loogu baaqay in ay kacaan ayna isa saaraaan mas’uuliyad.

jiijiile

Dalkasta waxaa Dhisa dadkiisa gaar ahaan dhalinyarada dhalinta soomaliyeed waxaa saran waa jibaad oo kamid yihiin inay dalkooda dib dhiskiisa Iyo horumarintiisa qayb ka qaataan iyakoo mararka qaarkood ka qaybqaata hawlaha iskaa wax uqabso, waxaa kaloo dhalinta ka qayb qaadataa difaaca dalka Hooyo.

Wariyaha Caalamiga Cabdiqaadir Jiijille oo kamid ahaa dadkii ka qayb qaatay badbaadinta shacabkii Soomaliyeed ee kudhintay Iyo kuwii kudhaawacmay qaraxii Soobe ee kadhacay Magaalada Muqdisho 14 Oktoobar 2018 waxuuna ka warbixiyey mar uu waraysi siinaayey Hay’ada Hayan Peace & Solidarity’s kaalintii waynayd ee dhalinta ka qaateen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.