Tacsi: Bahda Gedo Times oo tacsi ka diraya geerida kutimid Maxamuud Xareed Cilmooge oo Muqdisho ku geeriyooday.

tacsi

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday alaha u naxariistee aabaha wariyaha VOA ee Nairobi khadar maxamuud xareed.

Aabe maxamuud xareed oo xanuunsanaa bilihii u dambeeyey ayaa maanta tii rabbi utimid isagoo ku geeriyooday magaalada muqdisho ee caasimadda soomaaliya.

Masuuliyiinta iyo hawl-wadeenada warbaahinta GedoTimes waxay tacsi u dirayaan wariye khadar maxamuud xareed iyo dhamaan ree maxamuud hareed oo uu kabaxay aabbe maxamuud xareed, iyagoo alle uga baryaya in uu janada fardowsa ka waraabiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.