Xildhibaano cusub oo maanta lagu dhaariyay Muqdisho
ka dib markii Maanta uu ka furmay Magaalada Muqdisho Kalfdhiga 3-aad ee Golaha shacabka Soomaaliya, ayaa waxaa la dhaariyay Saddex ka mid ah Xildhibaannada Golaha shacabka […]
ka dib markii Maanta uu ka furmay Magaalada Muqdisho Kalfdhiga 3-aad ee Golaha shacabka Soomaaliya, ayaa waxaa la dhaariyay Saddex ka mid ah Xildhibaannada Golaha shacabka […]
Wararka naga soo gaarayo magaalada Belad-xaawo ee gobalka Gedo ayaa soo sheegaya in maanta gabi ahaanba la xiray xadduuda ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya ee […]
Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayrre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor-dhaw dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib maalmo uu ku sugnaa wadanka Mareykanka. […]
Mid ka mid ah dalalka Carbeed oo xubin firfircoon ku leh Jaamacadda Carabta ayaa dhex dhexaadin doona dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo markii u […]
Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Wasiirada maaliyadda ee maamul Gobaleedyada Soomaaliya ayaa maanta ka shiraya dhaqan gelinta canshuur dhawaan lagu soo rogay […]
Xarunta Tababarka Ciidanka Booliiska Soomaaliya ee Gen.Kaahiye ayaa hadda waxa ka socda xafladda furitaanka Kal-fadhiga 3aad ee Baarlamaanka Soomaaliya waxaana ka qayb galaya Labada Gole […]
Magaalada Balanbale ee Gobolka Galdauud ayaa waxaa laga Xusay Maalinta Haweenka waxaana Munaasabada lagu xusaayey Maalinta Haweenka kasoo qayb galay qaybaha Haweenka Iyo Marti sharaf […]
Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan ayaa kala saxiixday Isfahan heshiis iskaashi (MOU) kaasi oo ku saabsan sidii dowladda Pakistan ay Soomaaliya uga caawin lahayd dhinacyo badan […]
Aroortii hore ee Sabtidii maanta ayaa Ciidamda Xooga Dalka Gaar ahaan kuwa loo yaqaano Danab waxa ay Howlgal Qorsheesan kula wareegeyn Deegaanka Gamboole oo dhanka […]
waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu wadaa inuu ka furmo kalfadhiga sadexaad ee labada Gole Baarlamaanka Soomaaliya. xarunta ay ku shiraan xubnaha Golaha shacabka ayaa lagu […]
Boqolaal ka mid ah Qaxootiga Soomaaliyeed ee kunool xerradda IFO 2 ee dalka Kenya ayaa waxa ay sameeyeen Banaanbax ay ugu soo horjeeddaan Hay’adda Qaramada […]
Cali Gacal Casir Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ku sugan Magaalada Dhuusamareeb ayaa Xidlhibaanada Baarlamaanka Maamulkaasi ugu baaqay in ay tagaan Caasimadda Galmudug eemDhuusamareeb si ay […]
Maalinta Haweenka caalamka ayaa waxaa laga xusay Dalka Yemen Munaasabadaan ayaa waxaa kazoo qayb galay Haweenka Soomaliyeed ee kusugan dalka yemen Iyo Marti sharaf Kale.
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes