Magaalada Balanbale ayaa waxaa laga Xusay Maalinta Haweenka

Magaalada Balanbale ee Gobolka Galdauud ayaa waxaa laga Xusay Maalinta Haweenka waxaana Munaasabada lagu xusaayey Maalinta Haweenka kasoo qayb galay qaybaha Haweenka Iyo Marti sharaf kale, waxaana dadkii isugu yimid munasabada Haweenka ay sheegeen inay tahay Maalin mahiim u ah Haweenka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Degmada Balanbale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.