Baro Maleeshiyaadka Axmed madoobe ee shacabka Jubaland Dilka,dhac,boob,masaafurinta ugu Gaysta Kismaayo

mooryaan

Dulmiga iyo dilka qorsheysan ee lagu hayo shacabka Kismayo waa mid loo maro been xalalsiga dhiigooda iyo hantidooda koox isku xiran kana timid dhulka fog ee Ethiopia ayaa ka danbayso dhibaatadaasi iyagoo ay ku adeegtaan dhalinyaro markii ay nafsadooda u maarawaayeen door biday in ay Ciidan noqdaaan si ay nolosha ku cadibantay gabaad uga dhigtaan.
Qaalid Sheikh abdulahi Sargaalka Nabadsugida Jubaland ugu sareeyo iyo saaraakiil yar yar oo ay isku hayb yihiin ayaa fuliyo dhibaatada baahsan ee ka jirto Kismayo waana mida keentay in ay soo hindisaan been abuur iyo mako mako hadal aan loo meel dayin ayna iga abuuraan hadalo gaf ah oo wax loogu dhimayo sharaftayda anigoo awal ay igu dulmiyeen Magaladaydii qaaska ahayd ee Kismayo ka dib markii ay ku cakirantay ka jawaabista dhibaatooyin ay ii gaysteen ayna u waayeen raad iyo meel salka u dhigaan.
Kismayo Nabadsugid ma joogto ee waxaa joogo isku darka Alshabab OLNF NEW POLICE. Iyo axmaaro dhamaantoodna ka soo wada jeedo hal jifo hadana waa cawaan oo ma fahansano isticmaalka Social Mediayaha waana dadka xasuuqa dhaca dilka jirdilka iyo masaafurinta qof muwadin somaliyed ah ugu gaysto dalkiisa qaasatan Kismayo
Ileen doofaar ma daahirsamo hadhow bay dhihi doonan Jubaland dadkaa u siman
Qormooyin aan ku faaqidi doono habdhaqanka saraakiisha nabad Sugida Jubaland ee isugu jiro ex Shabaabiin iyo nabad diidyo kale iyo homaag beenaalayaal iska yeelo Nabad Sugid sax ah ayaan idin soo gudbin doonaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.