Hamabaly Meher Wacan Saed Abdulahi Ali iyo Hibo Abdi Warsame gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax

aroos

Hambalyo Hambalyo Hambalyo waxan u hambalyeynayaa Saed Abdulahi Ali iyo Hibo Abdi Warsame oo ku guuleystay bilowga hiigsiga musaqbalka iyo nolol qaybsiga aayaha awlaad xalaal ah aragtida mustaqbalka guurkiina waxay ii tahay farxad iyo nasiib uma qabo caawa in ay jirto dareen farxadeed oo aan xiligaan la qaadan lahaa shaqsiyaad marka laga reebo kuwa idin la mid ka ah ee igu leh farxada iyo ka qayb qaadashada taaba galka wanaagooda.

Waxan idin kula dardaarmayaa in aad ka dhowrsataan dhibkasta oo kala geeyo qoys ogaadana masuuliyada idin saaran in aysan la. Mid ahayn tii horey aad ugu jirteen ee ahayd qayaaliga nolosha iyo humaagta ahaada kuwo ku xiran taqwada alle islamarkaana ku hanuunsan dariiqa toosan iyo wadada saxda ah waxan alle idin kaga baryayaa in aad noqotaan kuwo isku waaro kala helo wiilal iyo gabdho baariyaal ah Hadafka noloshana ka gaaro guul iyo hormar

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.