Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

SOMALIA

Shirka doorashada 2016 oo maanta ka furmaya Muqdisho iyo madaxda ka qeyb galaysa

10th April 2016 admin 6

Maanta oo axad ah ayaa lagu wadaa in uu magaaladani uu ka furmo shirka madasha wadatashiga qaran ee High Level Partnership Forum kaas oo ay […]

SAWIRRO: Hoggaamiye Madoobe iyo wafdi ballaaran oo soo gaaray magaalada Muqdisho

9th April 2016 admin 0

Wafdiga Madaxweynaha waxaa Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Wasiiro & Xildhibaano ka kala tirsan labada gole ee Dowladda Dhexe Somaliya. Wafdigan, ayaa waxaa intaasi […]

Dhageyso: Madaxweyne Gaas oo ka hadlay jeedka safarkiisa magaalada Muqdisho

9th April 2016 admin 1

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Gaas ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho iyadoo uu berri kaga qeyb galayo shir ka furmaya halkani. Madaxweynaha maamulka Puntland Dr […]

PHOTO NEWS: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay dhinaca waqooyi ee magaalada Muqdisho

9th April 2016 admin 3
qarax

Daawo:Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Muqdisho Kadhacay

9th April 2016 admin 5

Qarax gaari loo adegsadey oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhahacay afaafka hore maqaaxida Rajo ee isgoyska Bayxaani ee degmada shibis isla markiina goobta […]

kismayo

Daawo:Daawo ay la Wareegeen Maamulka Jubbaland

9th April 2016 admin 3

Maamulka Jubbaland waxay Maanta la wareegeen  shixnad Daawo ah  iyadoo isbitaalka Kismaayo aad ugu baahnaa daawo. deeq daan daawada ah ayaa katamid jaaliyada Jubbaland ee […]

Daawo:Barlamaanka Galgaduud sare ayaa lagu dhaariyey Caabudwaaq

8th April 2016 admin 11

Waxaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagu dhaariyey barlamaanka maamul goboleedka galagaduud sarre. Barlamaankaan oo ka kooban 45 ayaa waxaa goobjoog ka ahaa meesha lagu […]

Muuqaal: Maamulka degmada Doolow iyo hay’adaha samafalka oo u kuurgalay xaaladda abaaraha degmadaasi

8th April 2016 admin 9

Maamulka degmada Doolow iyo hay’adaha ka shaqeeya sama falka oo ukuur galay xaaladda abaaraha ee deegaanada u dhaw degmada Doolow ayaa waxay la kulmeen dadka […]

Daawo: Deegaanno ku dhow Baardheere oo laga deyrinayo

7th April 2016 admin 4

Abaar xun ayaa ka jirta somaliya gaar ahaan gobolka Gedo abaartaan baa xoolihii iyo dadkii dhib xun ku haysa deegaanada udhow degmada baardheere aya aad […]

roob

War farxad leh: Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo.

6th April 2016 admin 9

Roobabkii xiliga guga ayaa ka curtay deegaano badan oo katirsan Gobolka gedo. Sida uu soo warinaayo Wariyaha Gedo Times ee Gobolka Shariif Axmed Taajiir waxaa […]

Daawo:Kulan loogu Hadlaayey Dilkii Sade Mahad Dirir iyo Abaaraha oo Muqdisho Ka Dhacay

6th April 2016 admin 8

Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtey kulan ay ka qaybgaleen Xildhibaano.Haween,Dhalinyaro oo ay soo qaban qaabisey Suuban Mahad diriri iyadoo sheegetey waxa ku kala filay arintaan […]

Dhageyso: “Gudoomiye Nuur Caato” 80 Tuulo oo Garbaharay Hoosyimaada ayey Abaaruhu saameeyeen.

6th April 2016 admin 3

Nuur Sheekh maxamed Buraale wa Gudoomiyaha Degmada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo, wuxuu Gedo Times uga waramay abaaraha ba’an ee ku dhuftay Gobolka Gedo. Gudoomiye […]

Daawo:Deegaano Hoos taga Degmada Doolow oo Biyo lagaarsiiyey,

6th April 2016 admin 0

Gobolka gedo ayaa waxauu kamid yahay Deegaanada ay kajirto abaar dadka iyo xoolahaba dhib wayn ku haysa. maamulka degmada Doolow ayaa waxay wadaan inay caawiyaan […]

tacsi

Ina lilaahi Wa inaa ilayhi Raajucuun Marxuun Adan Muuse Mohamed

5th April 2016 admin 6

Dhamaan jaliyada kunool magalada mombasa gaar ahaan Sade Welfare Community qaybahooda kaladuwan oo ay kamidyihiin . Abdisalan Hasdan ismail Barre hashi gani MohamedXusayn farah Ismail […]

No Image

Dhageyso: Xildhibaan Shire Coleey oo Wareysi gaar ah oo uu siiyay Gedo Times kaga hadlay Abaaraha kajira Gobolka Gedo.

5th April 2016 admin 2

Iyadoo Deegaano Badan OO Katirsan Gobolka Gedo ay kajiraan abaaro saameeyey nolasha duunyada iyo dadka ku dhaqan gobolkaasi, ayaa abaarahaasi waxaa ka qeyla dhaamiyay masuliyiinta […]

Posts pagination

« 1 … 1,124 1,125 1,126 … 1,145 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes