Daawo:Daawo ay la Wareegeen Maamulka Jubbaland

kismayo

Maamulka Jubbaland waxay Maanta la wareegeen  shixnad Daawo ah  iyadoo isbitaalka Kismaayo aad ugu baahnaa daawo. deeq daan daawada ah ayaa katamid jaaliyada Jubbaland ee dalka maraeykanaka.

hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.