Daawo:Qarax Sababay Dhimasho iyo Dhaawac oo Muqdisho Kadhacay

qarax

Qarax gaari loo adegsadey oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhahacay afaafka hore maqaaxida Rajo ee isgoyska Bayxaani ee degmada shibis isla markiina goobta qaraxa waxaa sopo gaarey ciidmadamada abniga iyo afhayeenka gobolka Banaadir.qasaaraha qaraxaan ayaa ah sadex dhimasho ah iyo shan dhaawac ah .
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.