Dhageyso: “Gudoomiye Nuur Caato” 80 Tuulo oo Garbaharay Hoosyimaada ayey Abaaruhu saameeyeen.

Nuur Sheekh maxamed Buraale wa Gudoomiyaha Degmada Garbaharay ee Xarunta Gobolka Gedo, wuxuu Gedo Times uga waramay abaaraha ba’an ee ku dhuftay Gobolka Gedo.

Gudoomiye Nuur Caato ayaa kaga hadlaya wareysigan, deegaanada hoosyimaada Degmada Garbaharay ee ay abaaruhu saameeyeen, wuxuu sheegay in xarunta Gobolka ay hoos yimaadaan ilaa 80 tuulo, kuwaas oo gabi ahaanba ay kajiraan abaaraha ba’an ee xiligani ku dhuftay Gobolka Gedo.

Wuxuu u waramay Shaafici Cabdinuur oo Gedo Times ka tirsan, wuxuuna ugu horeyn bal weydiiyay sida Gobolka Gedo guud ahaan ay abaaruhu u saameeyeen.

HOOS KA DHAGEYSO WAREYSIGA.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.