Daawo:Deegaano Hoos taga Degmada Doolow oo Biyo lagaarsiiyey,

Gobolka gedo ayaa waxauu kamid yahay Deegaanada ay kajirto abaar dadka iyo xoolahaba dhib wayn ku haysa. maamulka degmada Doolow ayaa waxay wadaan inay caawiyaan dadka dhibaatada abaaruhu soo gaareen,  waxaa deegaanada u dhow degmada Doolow gaarsiiyeen 80 booyadood oo biyo ah.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.