Ina lilaahi Wa inaa ilayhi Raajucuun Marxuun Adan Muuse Mohamed

tacsi
Dhamaan jaliyada kunool magalada mombasa gaar ahaan Sade Welfare Community qaybahooda kaladuwan oo ay kamidyihiin .
Abdisalan Hasdan ismail
Barre hashi gani
MohamedXusayn farah
Ismail muhumed fatax
Hassan Osman Ugas
Cuwke Yasin
Deeqa Abdulkariim
Shacni Dahir Qarboobe
Bosteya Ali shidane
Luul Adan hurdaaye
Waxay tacsi tiiranyo leh udirayan mamo Shariifo iyo Caruurteeda gaar ahaan Abdul Aziz Daud Farax oo uu Abtigiis Adan Muuse Mohamed kugeeriyoday dalkaasi South Africa waxaan Allah SWT ugabaryaynaa marxuunka inuu kitaabkiisa midigta kasiiyo ehelada iyo qaraabadana Samir iimaan kasiiyo aamiim aamiin aamiin

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.