Daawo: Deegaanno ku dhow Baardheere oo laga deyrinayo

Abaar xun ayaa ka jirta somaliya gaar ahaan gobolka Gedo abaartaan baa xoolihii iyo dadkii dhib xun ku haysa deegaanada udhow degmada baardheere aya aad looga dayrinayaa gaar ahaan dadka barakacayaasha ah oo xoolihii mar hore dhaafeen waxayna ubaahan yihiin in cawimaad dag daga lala soo gaaro ilaa iyo hadana wax soo gaarey majiraan .
kadaawoHoos

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.