Daawo:Barlamaanka Galgaduud sare ayaa lagu dhaariyey Caabudwaaq

Waxaa degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagu dhaariyey barlamaanka maamul goboleedka galagaduud sarre. Barlamaankaan oo ka kooban 45 ayaa waxaa goobjoog ka ahaa meesha lagu dhaartaa ugaaska Beesha sade Ugaas Axmed Barre Taakoy iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Ugaas barre iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa sheegey inuu barlamaankan lamid yahay kan Muqdisho ama kan maamul goboleedada.dhaarta kadib waxaa kuxigta doorashadii gudoomiyaha iyo madaxwaynaha Galgaduud sarre.
Hoos kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.