Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

mogadishu

16 jir loo magacaabay Gudoomiye Degmo

18th March 2018 admin 0

Faysal Cabdulaahi Cumar oo ah 16 sano jir ah dhigta Fasalka 4aad ee Dugsiga sare oo ku yaal Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo ka baaqday Safar uu ku tagi lahaa dalka Qadar.

18th March 2018 admin 0

Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha dowladda Fedraalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa safar maanta ay ku tagi lahaayeen dalka Qatar ka baaqday kadib markii Madaxweynaha […]

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo lagu wareejiyay amaanka Xarunta Golaha Shacabka

17th March 2018 admin 0

Ciidamo ka tirsan Howlgalka Midowga Africa ee AMISOM ayaa saakay lagu wareejiyay amaanka dhismaha Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya oo saacadihii ugu dambeeyay ku jirtay xaalad […]

Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare oo ka shirayo qorsha howleedkooda

17th March 2018 admin 0

Xubnaha Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta yeelanayo kulan ay uga hadlayan ka tashiga iyo ansixinta qorshaha shaqo ee kalfadhiga 3aad ee […]

No Image

Ciidamada xoogga Dalka oo 30 ka tirsanaa maleyshiyada Al-shabaab ku dilay Gobalka Hiiraan

17th March 2018 admin 0

Jeneraal Maxamed Axmed Tareedisho oo ah taliyaha guutada 52 ee Ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed kuna sugan Gobalka hiiraan ee bartamaha Dalka oo la hadlay Warbaahinta […]

Itoobiya oo markii ugu horeysay ka hadashay heshiiskii muranka badan dhaliyay ee Dekada Berbera.

17th March 2018 admin 0

Afhayeen u hadlay Wasaaradda arimaha dibada dalka Ethiopia Malis Alam ayaa sheegay in khilaafka u dhaxeeya dowladda Somalia iyo Somaliland ee ku aadan Heshiiskii dekada […]

Akhriso: Qodobo laga Soo Saaray shirka Wasaaradaha Dastuurka dalka

17th March 2018 admin 0

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay  ayaa lagu soo gaba gabeeyay Kulankii afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka oo ay qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo deg deg loogu baaqay in uu ka hadlo xiisadda Baarlamaanka

17th March 2018 admin 0

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka BFS ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ugu baaqay inuu si deg deg ah ku soo fara geliyo khilaafka u […]

Maamulka Mandhera oo shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay kala shaqeeyaan amniga

15th March 2018 admin 0

Wargeyska The Star ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa daabacay in Maamulka Magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya ay wada hadal maalinle […]

Xildhibaanada Aqalka Sare oo maanta ka doodaya arrinta DP World

15th March 2018 admin 0

Xubnaha xildhibaanada Aqalka Sare ayaa maanta waxa uu kulan uga socdaa xaruntooda magaalada Muqdisho, kulanka waxaa fadhiya kooramka loogu tala galay xildhibaanada. Dood Kulul oo […]

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Oo Maanta Shir Ka Furaya Magaalada Baydhabo

15th March 2018 admin 0

Saacadaha soo socda ee Maanta ayaa la filayaa in Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay uu ka furmo Shirka Afaraad ee Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka […]

Sawirro:-Wasiirka Kalluumeysiga Oo Ankara Kula Kulmay Madax Ka Tirsan Dowladda Turkiga

15th March 2018 admin 0

Magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxaa ku sugan wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan  Maxamed […]

Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo sheegay in ay dileen 7 Dagaalame oo ka tirsanaa Shabaa

15th March 2018 admin 0

Saraakiisha Ciidanka Xoogga dalka ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxa ay sheegeen weerar ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo ee Jubbaland in ay ku dileen 7 […]

Xildhibaano kamid ah Golaha shacabka oo sheegay in Mooshinka ka dhanka ah Jawaari ay soo abaabushay Xukuumadda.

15th March 2018 admin 0

iyadoo maanta xildhibaano badan oo ka tirsan Golaha Shacabka ay diyaariyeen mooshin kalsoonida loogala noqonayo Gudoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Prof Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa […]

Kalfadhiga sadexaad ee Golaha shacabka oo ku bilowday mooshino iska soo horjeeda.

14th March 2018 admin 0

Furnaanshaha kalfadhiga sadexaad ee Golaha shacabka baarlamaanka Soomaaliya ayaa siyaasiyiin badan hore u sii sheegeen in laga filan karo mooshino waa tan se durba kadib […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 117 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes