Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare oo ka shirayo qorsha howleedkooda

Xubnaha Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare ayaa maanta yeelanayo kulan ay uga hadlayan ka tashiga iyo ansixinta qorshaha shaqo ee kalfadhiga 3aad ee Golaha Aqalka Sare.

Kalfadhigaan 3aad ee Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya  ayaa waxaa horyaalada arrimo badan oo u baahan meel marinta si loogu adeego bulshada Soomaaliyeed.

Xubnaha Gudiga joogtada ah ee Aqalka Sare ayaa  maanta fadhigooda diirada ku saari doono ka tashiga iyo ansixinta qorshaha shaqo  ee kalfadhiga Seddexaad ee Aqalka Sare.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.