Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobolka Gedo oo gaaray Doolow

Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Maxamuud ayaa gaaray Degmada Doolow waxaana kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Magaalada Doolow maamulka Doolow Iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Doolow.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo ayaa waxuu kasoo kicitimay Magaalada Garbaaharay waxaana socdaalkiisa la xiriiray sugida Amnig xuduuda Iyo arimo kale oo la xariira Horumarinta kaabaha dhaqaalaha ee Degmada Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.