
Dhageyso: DEG DEG: Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo markale la wareegay Magaalada Marka
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa goordhow kala wareegay Xarakada Al Shabaab gacan ku heynta Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Sh.Hoose. […]