Muqdishu:Ugaaska Banaadiriga oo ladoortay

ugaas cusub oo kusoo biirin ugaas yada Somaliyeed kasoo ah Ugaaska beesha Banaadiriga Ugaas C/kariim khallif Axmed xafladaa waxaa goobjoog ka ahaa Ugaasyo, suldaamo iyo waxgaradka Somaaliyeed waxayna dhamaantood kula dardarmeen inuu iska ilaasho  Go’aan Jilicsan,Gar eexo iyo gacan laaban.

Hoos kadaawo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.