DAAWO:Marka dib baan uqabsaney

diim

Wasiirka gaashaan dhiga iyo kan warfaafinta somaliya ayaa  shir jaraa’id ku qabtey wasaarada Warfaafinta waxay sheegen in magaalada marka ay gacanta dawladu ku jirto.wasiir Diini ayaa sheegey in meelo badan uu kasocda hawlagalo lagu sifaynayo kooxda al-shabab.

Hoss kadaawo

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.