Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Daawo: Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo weerar afka ah ku qaaday Somaliland

19th April 2016 admin 2
No Image

Guddoomiyaha gobalka Mudug oo ka hadlay meydadkii laga helay duleedka Gaalkacyo

19th April 2016 admin 2
amisom

AMISOM oo mar kale ka hadashay dhacdadii ay ku dileen dad shacab ah gobalka Shabeellaha Hoose

18th April 2016 admin 0

Midowga Afrika ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dhacdadii ciidamadooda ay ku dileen dad shacab ah oo  saarnaa gaari rakaab ah oo marayay Gobolka […]

Dhageyso: MD ku xigeenka Galmudug ”waan ka tacsiyaynaynaa dhimashada dhallinyarada Soomaaliyeed ee badda”

18th April 2016 admin 5

Maamulka Galmudug ayaa sheegay in loo istaago ka hortagga qataraha tahriibka uu leeyahay si looga baaqsado dhallinta Soomaaliyeed ee badda ku dhimanaysa. Madaxweyne ku xigeenka […]

Dhageyso: Ciidanka dowladda oo qabtay dadkii ka dambeeyay dilal maanta ka dhacay Boondheere

18th April 2016 admin 4

Ugu yaraan 4 ruux ayaa ku dhimatay kuwa kalena way ku dhaawacmeen kadib dilal iyo qarax ka dhacay galabta  magaalada Muqdisho. Koox hubeysan ayaa Degmada […]

Dhageyso: Shirkii baarlamaanka oo qalalaase uu hareeyay kadibna lagu kala kacay

18th April 2016 admin 3

Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta isku fahmi waayay ajande la horkeenay kaasoo uu markii dambe uu u baaqday shirkii baarlamaanka. Ajandaha la horkeenay mudanayaasha baarlamaanka […]

Daawo:Amisom oo Raali galin kabixisay Dadkii lagu laayey Buula Marer

18th April 2016 admin 2

Ciidamada africaniiska ah ee jooga soomaaliya ayaa shacaka iskaga laaya qaarna xabad ku dhufto kuwana baabuur marsiiya. dilalka ciidamada amisom ka gaystaan Soomaliya ayaa sii […]

Daawo:Roobabkii Xiliga Gu’ga ayaa ka Curtey Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab

18th April 2016 admin 1

Warbixin: Axmed Madoobe Wali Waa La Afahmi La.yahay!

18th April 2016 admin 2

Magaalada Kismaayo Wali Xalkeeda Waa u Kacsan Inkasto oo sidii Hore aan Loo Shaacineyn Madaamo Dadkii Dhaliilaha iyo Siyaasada meesha ay Ka Xuntahay Tilaami Jiray […]

Faalo:Hubka ma difaac Qabiil baad u sidataa mise Dagaal Dowladeed?

18th April 2016 admin 2

Waa laga yaaba in aad isweydiiso sababta marka ay dowaldu talaabo qaado Dad badan ay u yeeriyaan buun Qabiil kicin ah oo ah reer hebel […]

Dhageyso: Shir dastuurka looga hadlayo oo maanta ka furmay magaalada Kismaayo

18th April 2016 admin 0

Shir looga hadlayo hannaanka federaalka ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Shirkani waxaa ka qeyb galaya wasaaradaha arrimaha gudaha ee […]

Dhageyso:Madaxweyne Ku Xigeenka Gal mudug oo Tacsiyey Somalidi Ku Dhimatay Tahriibka

18th April 2016 admin 2

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Gal-mudug Maxmed Xashi Carabey Ayaa Ka Tacsiyay Dadkii Somalid ahaa ee Ku Dhintay Xebta Liibiya iyo Talyaaniga u Dhaxeyso , Dadka […]

far

Akhriso: RW Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyey Geeridii Kutimid dhalinyaradii Soomaaliyeed ee Ku dhintay badda u dhaxeysa Masar iyo Talyaaniga.

18th April 2016 admin 2

Xilli tahriibayaal Soomaali ah ay ku dhamaadeen badda u dhaxeysa masar iyo talyaaniga kuwaas oo lagu qiyaasay in ay ka badanyihiin 200 oo soomaali ah, […]

Madaxweynaha oo shacabka uga tacsiyeeyay geerida ku timid dhalinyaro Soomaali ah oo tahriib ugu socday Yurub

18th April 2016 admin 1

  Istanbul, 18 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsiu u diray qoysaskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay ka […]

madoobe

(Dhageyso) Madaxweyne Axmed ”Waan ka tiiraanyeysanahay dhallinta

18th April 2016 admin 0

Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ay ka tiirayaysan yihiin dhacdadii murugda lahayd ee ay ku qarqameen dhalinyaro Soomaaliyeed oo ka tahriibaysay dalka Masar. Madaxwaynaha […]

Posts pagination

« 1 … 1,678 1,679 1,680 … 1,756 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes