Daawo:Amisom oo Raali galin kabixisay Dadkii lagu laayey Buula Marer

Ciidamada africaniiska ah ee jooga soomaaliya ayaa shacaka iskaga laaya qaarna xabad ku dhufto kuwana baabuur marsiiya. dilalka ciidamada amisom ka gaystaan Soomaliya ayaa sii badanaya cid kala xisaabtantana majirto madaxda Soomalidana kama hadli karaan dhibka ay geestaan Ciidamada Amisomta. amisom ayaa raali galin kabixisey dilkii ay ugeesteen shacaka Buula mareer ayakoo sheegay inay uqabeen Al-Shabaab Markay joogsan waayeen isbaaradii taalay goobta xalkaasna waxaa ku dhintay afar qof.
 amisom

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.