Dhageyso:Madaxweyne Ku Xigeenka Gal mudug oo Tacsiyey Somalidi Ku Dhimatay Tahriibka

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Gal-mudug Maxmed Xashi Carabey Ayaa Ka Tacsiyay Dadkii Somalid ahaa ee Ku Dhintay Xebta Liibiya iyo Talyaaniga u Dhaxeyso , Dadka Dhintay Ayaaa Wax Ay Garayeen 450 Qof oo Somali u Badnaa.

Dadka Ayaa Wax Ay Nolol Doon u Ahaayeen Wadamada Qarada Yurub iyo  Amerika U jeedkooda Safarna uu Ahaa Nolol  Ka Badalan Tan Somaaliya Taalo.

Madaxweyne Ku Xigeenka Ayaa Waxuu Tacsi u Diray Ehelada iyo Qarabada uu ay Ka geriyodeen Dadkasi  dhinaca Kale Waxa  ugu Baqay  inay Laga qeyb Qaato Joojinta Tahriibka Isagoo Sheegay in Dalka uu Nabad Noqday Dowladan Ay Ka Hana Qaaday.

Inta Badan Somaliya ayaa Ka mid ah Dalalka ugu Badan ee Ay Dadkood Tahriibka ku Galaan Wadamada Caalamka Qaar .

Halkaan Ka Dhageyso:

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.